Erdogan oo si adag u difaacay Heshiiska muranka dhaliyay ee dhinaca Badda ay la galeen Dowlada ….

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si adag uga hor yimid dhaleeceyn loo jeedinayo dowladiisa oo ka dhalatay heshiis aan la faah faahin oo ay la galeen dowlada Liibiya. Dowladaha Turkiga iyo Liibiya ayaa dhawaan kala saxiixday Heshiis Xukuumada Aknara u ogolaanaya inay hesho xuquuqda dhul-badeed baahsan, oo sidoo kale ay raadinayeen dalal ay ka mid … Continue reading Erdogan oo si adag u difaacay Heshiiska muranka dhaliyay ee dhinaca Badda ay la galeen Dowlada ….